Madaxweyne Farmaajo oo La Kulmay Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shir Madaxeedka 35-aad ee Midowga Afrika la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Mudane Abiy Ahmed.

Madaxweyne Farmaajo iyo Aby Ahmed ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo horumarinta iskaashiga Labada Dowladood ee dhinacyada amniga, ganacsiga, dhaqaalaha, deris wanaagga iyo horumarka iyo xaaladda guud ee Gobolka Geeska Afrika.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here