Galmudug oo Shaacisay Qabashadda Doorashadda 8Kursi

0

Guddiga Doorashada heer Dowlad Goboleed Galmudug ayaa shaaciyay qabashada 8 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla magaalada Dhuusamareeb.

Kuraastan waxaa hore ugu fadhiyay xildhibaanada hoos ku xusan;
Hop 25 Naciima Maxamed Gacal
Hop 48 Cabdulaahi Gaafow Maxamuud
Hop 40 Nadiifo Faarax Jaamac
Hop 81 Maryan Cariif Qaasim
Hop 53 Faarax Cabdi Xasan
Hop 138 Sacid Nuur Qeyliye
Hop 137 Saadaq C/karin X.Ibrahim
Hop 147 Mahad Maxamed Salaad

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here