Koonfur Galbeed oo Shaacisay Magacyada Xubnaha Soo Xulaya Ergada

0

Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer D/G Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada 13 Kursi oo ka mid ah kuraasta doorashadoodu ka dhacayso Deegaan Doorashada labaad oo ah BARAAWE.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here