Ciidamadda Turky-ga ee Soomaaliya Jooga oo Waqtiga loo Kordhiyay

0

Dowladda Turky-ga ayaa mudada u kordhisay ciidamadeeda jooga Soomaaliya,kuwaasi oo Tababaro siiya Ciidamadda Federaalka Soomaalida.

Madaxtooyada Turkiga ayaa ka codsatay baarlamaanka dalkaas muddo kordhinta Ciidamadda Turkiga ee ku sugan Gacanka Cadmeed, badda iyo xeebaha Soomaaliya.

Baarlamaanka dalka turkey-ga oo kulan yeeshay ayaa ansixiyay mooshin laga keenay Ciidamadda Turky-ga ee Soomaaliya jooga,waxayna ansixiyeen mooshin muddo kordhin loogu sameynayo CiidamaddaTurky-ga, oo howlgalkooda uu ku ekaa ilaa bishan  Febraayo 10, 2022-ka.

Hawlgalka ciiddamada Turkiga ayaa ku ekaa Waa markii 14-aad ee Ankara ay kordhiso joogitaanka guud ahaan ciidamadeeda gacanka cadmeed tan iyo markii ugu horeysay ee uu meelmariyay  baarlamaanka sannadkii 2008-dii.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here