Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo Lagu Dooranaayo Muqdisho

0

Guddiga maamulka Doorashada xildhibaanada labada Aqal ee  Goboladda Woqooyi ee Somaliland ayaa maanta qabanaya doorashadda lix kursi oo kamid ah Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta maanta la qabanaayo ayaa kala ah 1:Hope#270 2:Hope#271 3:Hope#269 4:Hope#268 5:Hope#267 6:Hope#236.

Guddiga ayaa shalay soo gaba-gabeeyay diwaangalinta  musharixiinta u taagan tartanka kuraasta la shaaciyay,waxaana maanta doorashadooda lagu qaban doonaan Magaaladda Muqdisho.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here