Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabay Wasiiro Cusub

0

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliyeed C/casiis Xasan maxamed (Lafta gareen ), ayaa magacaabay wasiiro cusub oo kamid noqon doona Golaha wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Agaaasimaha Warfaafinta DGKGS Mudane Maxamed Cali Ibrahim ( Bandhawow ), ayaa warbaahinta u aqriyay Magacaabista madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu sameeyay.

Wsiiradda la magacaabay ayaa kala ah  wasiirka Gaadiiska iyo Dekadaha,wasiirka  Boostada iyo isgaarsiinta,iyo wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Maamulka Koonfur Galbeed.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here