Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliyeed C/casiis Xasan maxamed (Lafta gareen ), ayaa magacaabay wasiiro cusub oo kamid noqon doona Golaha wasiiradda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Agaaasimaha Warfaafinta DGKGS Mudane Maxamed Cali Ibrahim ( Bandhawow ), ayaa warbaahinta u aqriyay Magacaabista madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu sameeyay.
Wsiiradda la magacaabay ayaa kala ah wasiirka Gaadiiska iyo Dekadaha,wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta,iyo wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyraadka badda Maamulka Koonfur Galbeed.


