Faah-Faahin:-Safiya Karaani oo Caawa Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Kooxo hubeysnaa ayaa caawa Magaaladda Muqdisho ku dilay Haweeney Kamid ah Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay Sayidka degmadda Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,waxaana dilkeeda fuliyay rag bastooladdo ku hubeysnaa.

Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Safiya Karaani,waxayna aheyd

Allaha u Naxariistee Safiya Karaani waxaa lix sano ka hor la dilay seygeeda oo soo noqday Wasiirkii Gaashaandhigga ee Xukuumadda Nuur Cadde, caawana iyada ayaa gacan ka gardaran ku baxday.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here