Kooxo hubeysnaa ayaa caawa Magaaladda Muqdisho ku dilay Haweeney Kamid ah Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya.
Dilkaan ayaa ka dhacay Sayidka degmadda Howlwadaag ee Gobolka Banaadir,waxaana dilkeeda fuliyay rag bastooladdo ku hubeysnaa.
Haweeneyda la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Safiya Karaani,waxayna aheyd
Allaha u Naxariistee Safiya Karaani waxaa lix sano ka hor la dilay seygeeda oo soo noqday Wasiirkii Gaashaandhigga ee Xukuumadda Nuur Cadde, caawana iyada ayaa gacan ka gardaran ku baxday.

