Xubnaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa goordhaweyd doortay Gudoomiyaha Guddigaas.
Doorasho ka dhacday Xarunta Afisiyooni ee Magaaladda muqdisho,ayaa waxaa ka qeyb Mas’uuliyiin kala duwan.
Doorashadda waxaa ku tartamayay Laba Musharax oo kala ah Maxamed Cawil Warsame, iyo Mustaf Macalin Cali.
Maxamed Cawil ayaa ku guuleystay doorashada kadib markii uu is casilay Musharaxii la tartamayay Mustaf Macalin Cali.
Gudoomiyaha Cusub ayaa badalaya Gudoomiyihii Xilka Laga qaaday,kadib wareegto kasoo Xafiiska Raisulwasaaraha xil gaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

