Axmed Madoobe oo La Kulmay Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka

0
Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa xarunta madaxtooyada Jubaland ku qaabilay Gudoomiyaha Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Faderaal FEIT, Muuse Geelle Yuusuf iyo xubno ka tirsan guddiga oo  gaaray Kismaayo si ay qayb oga noqdaan doorashada kuraasta aqalka hoose ee ku asteeysan Jubaland.
Guddiga heer Faderaal waxaa booqashada ay ugu yimaadeen Madaxweynaha ku wehlinayey Guddiga hirgalinta doorashooyinka Jubaland SEIT.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in habsami u socodka howlaha doorashooyinka ay rajo galinayso shacabka Soomaaliyeed loona baahan yahay in la dadajiyo.
K

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here