Koonfur Galbeed oo Qabanaysa Doorashadda 3-kursi Golaha Shacabka ah

0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka KGS SEIT ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 3 kursi oo ka mid ah 11 kii kursi guddigu shaaciyey Taariikhda marka ay aheyd 1/1/2022.

Qoraal kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in doorashadda 3-daan kursi in ay dhacayso 25-ka bishaan January 2022.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here