War Deg Deg:-Dil Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha

0

Laba askari oo ka Tirsanaa Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd lagu dilay Magaaladda Muqdisho.

Falkaan ayaa ka dhacay Suuqa Bakaaraha Gaar ahaan agagaarka Hoteelka Shaam meel ku dhow.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal rag hubeysnaa ayaa fuliyay dilka labadda askari, oo suuqa baakaraha si weyn looga yaqaanay waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

Falka kadib waxaa goobta soo gaaray Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya, waxaana socda baaritaano.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here