Akhriso:-War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran

0

Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagabeeyay shirkii uga socday Muqdisho oo shir guddoominyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada.

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here