Golaha Wadatashiga Qaran oo soo gabagabeeyay shirkii uga socday Muqdisho oo shir guddoominyay Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Roble ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob oo khuseeya hufnaanta iyo jadwaleynta xilliga ay soo dhammaaneyso doorashada.




