Puntland Oo Guddi Usaartay Hubinta Go,aandii shirkii Nabadeynta Gobolka Sool

0
Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo guddi u magacaabay hubinta iyo kormeerka go’aanka Shirkii nabadaynta ee maanta ka qabsoomay deegaanka Hadhwanaag ee lagu go’aamiyey xabad joojin iyo kala rarista ciidan beeleedyada ku diriray deegaanka Saax-meygaag.
Guddigan ayaa kormeeraya in ciidan beeleedyada lakala geeyo Boocame iyo Birta-dheer.
1. Shiikh Maxamuud Xaaji Yuufuf. Gudoomiye
2. Shiikh Maxamuud Maxamed.Xaliike Xubin
3. Gen:- Axmed Taajir. Xubin
4. Caaqil Cismaan Ismaaciil Barre. Xubin
5. Caaqil Siciid Cismaan Shanlayste. Xubin
6. Caaqil Cabdullaahi Cali Barre. Xubin
7. Maxamed Maxamuud Ciise(Awoowe). Xubin

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here