Warqad Qoraal ah oo kasoo baxday Golaha midowga musharaxiinta dalka ayaa waxa guddiga Doorashooyinka heer fedaraal iyo guddiga xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ay ugu baaqeen in si deg deg ah ay hogaan cusub udoortaan.
Arintaan ayaa dab socota xil saacadiihii lasoo dhaafay lagu kala aragti duwanaa xubniihii dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Rooble shaqada ka eryay ee ka tirsanaa guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka
Halkaan Hoose Ka Akhriso :-


