Midowga Musharaxiinta Oo Guddiyada Doorashooyinka Ugu Baaqay inay Hogaan Cusub Sameystaan

0

Warqad Qoraal ah oo kasoo baxday Golaha midowga musharaxiinta dalka ayaa waxa guddiga Doorashooyinka heer fedaraal iyo guddiga xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ay ugu baaqeen in si deg deg ah ay hogaan cusub udoortaan.

Arintaan ayaa dab socota xil saacadiihii lasoo dhaafay lagu kala aragti duwanaa xubniihii dhawaan uu Ra’iisul Wasaare Rooble shaqada ka eryay ee ka tirsanaa guddiga xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Halkaan Hoose Ka Akhriso :-

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here