Guddiyadda Doorashooyinka Oo Hakiyay Doorashadii Dalka Ka Socotay

0

Guddiga Doorashooyinka Heer Federal iyo Heer Dowlad goboleed ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen qabashada doorashooyinka.

Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen  Guddoomiyaasha guddiyada heer federal iyo heer dowlad goboleed  ayay ku sheegeen sababo la xiriira eryida xubno ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka ay u joojiyeen doorashadda.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here