Guddiga Doorashooyinka Heer Federal iyo Heer Dowlad goboleed ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen qabashada doorashooyinka.
Qoraal ay si wadajir ah usoo saareen Guddoomiyaasha guddiyada heer federal iyo heer dowlad goboleed ayay ku sheegeen sababo la xiriira eryida xubno ka mid ah guddiga xalinta khilaafaadka ay u joojiyeen doorashadda.


