Guddiga Khilaafaadka Doorashooyinka Oo Hakiyay Natiijada Kursi Lagu Doortay Dhuusa-mareeb

0

Guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa ku Dhawaaqay in ay hakiyeen natiijada rasmiga ah ee  kasoo baxday kursiga Hop 67 oo dhawaan lagu doortay magaaladda Dhuusa-mareeb.

Kursigaan  oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa waxa kusoo baxay Taliyaha ku meel gaarka ah ee Hay’adda Nabad Sugida iyo sirdoonka qaranka  Yaasiin Cabdullaahi maxamuud Yaasiin Farey

Waxaana Walaac xoogan laga muujiyay doorashada kursigaan oo natiijadiisa lasii ogaa ay soo baxaday iyadoo siyaasiyiintu ay sheegeen in kursiygaan Laba boobay

Halkaan Hoose Ka Akhriso 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here