Sadax Ka Mid ah Musharaxiinta ku tartamaysa Kursiga Sumadiisu ay tahay Hop067 ee Deegaan Doorashadoodu ay tahay Galmudug ayaa waxa ay sheegeen in wax is qabqabsi ah uusan ka jirin kursigaan islamarkaasna Baashii Laheyd dad ay soo Dooratay ay utaagan yihiin oo ay ku tartamayaan
Waxa ay musharaxiintu cod dheer baaq ugu direen dadka magaalada Muqdisho ku sugan ee Shakiga Galinaya kursi oo ay ka dalbadeen in ay Dhuusamareeb yimaadaan oo aysan isku dayin in doorashada ay dib udhigaan
Sidookale waxa ay amaaneen sida hufnanta leh ee ay usocoto doorashada aqalka hoose


