Diiwaan Galinta Musharaxiinta Kuraas Ka Mid ah Gobolada Waqooyi Oo Maanta Ka Bilaabanaysa Muqdisho

0

Guddiga maamulka doorashooyinka gobolada waqooyi ee Soomaaliland ayaa soo saaray jadwalka diiwaan galinta kuraasta ay hore u shaaciyeen guddiga.

War qoraal ah oo kasoo baxay Guddiga Doorashooyinka Gobollada Woqooyi ayaa lagu sheegay in maanta oo 20 bisha November ah ay bilaabanayso codsi qabashada iyo Diiwaan galinta musharaxiinta kuraas ka mid ah Aqalka Sare Ee laga soo Dooranayo Soomaaliland

Sidookale  waxa la shaaciyay waqtiga rasmiga ah ee doorashada Kuraastaas la qabanayo

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here