Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada illaa 11 Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay deegaanada Koonfur Galbeed
Guddigu ma shaacin waqtiga rasmiga ah ee doorashada la qabanayo balse waxa ay sheegeen in kuraastaan ay ugu heyso qabashada Doorashada Koonfur Galbeed Ee Golaha Shacabka
Halkaan Hoose Ka Akhriso


