Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed Oo Shaaciyay Doorashada Kuraas Kamid Aqalka Hoose

0

Guddiga doorashada Koofur Galbeed ayaa shaaciyay doorashada illaa 11 Kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo deegaan doorashadoodu tahay deegaanada Koonfur Galbeed

Guddigu ma shaacin waqtiga rasmiga ah ee doorashada la qabanayo balse waxa ay sheegeen in kuraastaan ay ugu heyso qabashada Doorashada Koonfur Galbeed Ee Golaha Shacabka

Halkaan Hoose Ka Akhriso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here