Madaxii Maxkamadaha Al-Shabaab Ee Kuntuwaarey Oo Isku dhiibay Ciidanka Dowladda

0

Saraal ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa waxa ay sheegeen in madaxii Maxkamadaha Al-Shabaab ee Degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha hoose uu iskusoo dhiibay Ciidamada Dowlada ee ku sugan Degmada Qoryooley

Ninkaan la sheegay in uu ahaa Madaxii Garsoorayaasha Al-Shabaab ee Degmada kuntuwaareey ayaa lagu magacaabaa Maxamad Xasan macalin oo loo garan ogyahay ama ku magacdheeraa Abuu Cali

Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka ayaa intaasi ku daray ninkaan saacadaha soo socda warbaahinta loo soo bandhigi doono

Muddoyinkii ugu dambeeyay Dowlada ayaa soo bandhigtay xubno iyo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab kuwaas oo isku soo dhiibay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here