Wararka Puntland Oo Ka Digtay in Shidaalka Dalka Lagu Xaraasho Shirka Ka Socda Imaaraadka By feysal - Kasım 10, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Maamulka Puntland war qoraal ah oo kasoo baxay ayaa waxa looga digay in shidaalka dalka lagu caraasho shirka beeca shidaalka oo kasocda magaalada dubaay ee Caasimada u ah Dalka imaaraadka Halkaan Hoose Ka Akhriso