Madaxweynaha Maamulka Galmudug Ahmed Abdi Kaarie ayaa xalay soo saaray liiska xubnaha Musharixiinta ee maamulkaaasi uga harsanaa doorashada aqalka sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Halkaan Hoose Ka Akhriso
In muddo ah ayaa laga sugayay in maamulka Galmudug uu soo dhameystiro xubnaha aqalka sare ku matalaya
Waxaana kutsigaan uu ahaa mid loolan adag uu ka taagnaa taasi oo keentay in dib loo dhigo iyadoona xubno dhowr ah uu ka mid yahay madaxweynihii ee Galmudug axmed ducaale geele xubno uu ka mid ahaa ay isku heysteen balse ugu dambeeyn go,aan rasmi ah laga gaaray


