Maamulka Koofur Galbeed ayaa Sheegay in Magdhaw ay Siinayaan Shakhsiyaadka leh Beeraha ay Saameysay diyaaradii Soo Dhacday

0

Maamulka koofur galbeed soomaliya ayaa sheegay  in magdhaw ay siinayaan shakhsiyaadka ay Hantidooda  waxyeelaysay Diyaaradii dhawaan  kusoo dhacday deeganka Carbiska ee Duleedka Magaalada Muqdisho

Afahayeenka Maamulka koofur galbeed  Maxamed shiino ayaa idaacada simba u sheegay in Maamulka  koofur galbeed soomaliya uu bixin doono wixii Hanti ahaa ay Burburisay diyaaradii dhawaan kusoo dhacay deegankaas

Waxaa soo Baxaya  warar ku aadan  in diyaaradii dhawaan kusoo dhacday deeganka Carbiska ay Baabi’isay Hanti ay lahaayeen ganacsato soomaliyeed wallow maamulka Koonfur Galbeed soomaliya  uu sheegay in ay bixin doonaan wixii qasaaro ah ay dhalisay diyaarada

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here