Madaxweyne Cali Guudlaawe Oo Xil Ka Qaadis Ku Bilaabay Masuuliyiin Ka Tirsan Hirshabeele

0

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Raage waxa uuna xilkaas u Magacaabay Mudane Mukhtaar Maxamed Cabdulle.
Halkaan Hoose Ka Akhriso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here