Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Oo Bogaadiyay Doorashadii ka Dhacday Jowhar

0

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) waxaa uu soo dhaweynayaa doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar  taariikhdu markii ay ahayd 4-tii bisha Oktoobar, ee lagu doortay labadii kursi ee ka hadhsanaa xubnaha Aqalka sare ku matalaya Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Guddigu waxaa uu bogaadinayaa hannaankii doorshadii xubnaha Aqalka saree e lagu doortay Magaalada Jowhar, oo ay ka muuqatay daahfurnaan iyo tartan xalaal ah oo ay hirgelisay  Dowlad Gobaleedka Hirshabele.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Qoraalka Guddiga Oo Dhameystiran

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here