Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal(GHDHF) waxaa uu soo dhaweynayaa doorashadii ka dhacday magaalada Jowhar taariikhdu markii ay ahayd 4-tii bisha Oktoobar, ee lagu doortay labadii kursi ee ka hadhsanaa xubnaha Aqalka sare ku matalaya Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
Guddigu waxaa uu bogaadinayaa hannaankii doorshadii xubnaha Aqalka saree e lagu doortay Magaalada Jowhar, oo ay ka muuqatay daahfurnaan iyo tartan xalaal ah oo ay hirgelisay Dowlad Gobaleedka Hirshabele.
Halkaan Hoose Ka Akhriso Qoraalka Guddiga Oo Dhameystiran


