Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa hadda u safray magaalada Addis Ababa oo ay uga qeyb geli doonaan xafladda dhismaha Xukuumadda cusub ee Dowladda Federaalka Itoobiya.
Ujeedka Safarka madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa lagu sheegay in uu yahay ka qeyb galka caleemasaarka Ra’iisul Wasaaraha itoobiya Abbey ahmed oo dhawaan doorashada itoobiya ku guuleystay qeyb badan oo ka mid ahb
In uu madaxweynahu uu ku suganyahay dalkaasi waxa la filayaan in kulamo kala duwan uu la qaato masuuliyinta ugu sareeya oo ka mid yahay Ra’iisul Wasaare Abbey ahmed
Madaxweyne Farmaajo ayaa in muddo ah kafib maanta safray
Waxaana farkiisii ugu dambeeyay ee uu dalka ka baxo aheyd markii uu dhacayay muddo kororsigii fadhilmay markaas oo uu usafray dalka Eritrea

