iyadoo dalka uu si aad ah uga soo laba kacleeyay wajiga sadaxaad ee caabuqa covid-19 ayaa waxa ay dowladdu soo rgtay tilaabooyin lagu xakameynayo cudurkaan
Habraaca Xakameynta Covid-19 ee Dowladda Federaalka Somaaliya kaasoo faraya mujtamaca Soomaaliyeed, dadka safraya, iyo kuwa u soo safraya Soomaaliya dhaqangelinta nidaamka caalimaga ah ee ka hortaga iyo xakameynta caabuqa COVID-19 iyo Talooyinka Wasaardda Caafimaadka si loo badbaadiyo bulshada Soomaaliyeed




