Jubbaland Oo Cadeysay Mowqifkeeda Khilaafka Rw/rooble Iyo Madaxweyne Farmaajo

0

Maamullka Jubaland ayaa taageeray go,aankii Raiisul Wasaare Rooble uu shaqada kaga joojiyay Agaasimaha hay,ada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Fahad yaasiin.

Wxaana war qoraal ah oo kasoo baxay lagu sheegay in jubbland ay ku qanacsan tahay tallaabooyinka uu qaadey Ra’iisul Wasaaruhu ee uu kaga jawaabay codsiyadii isdaba jooga ahaa ee ka imanayay qoyska, qaraabada iyo shacab weynaha Soomaaliyeed ee lagu dalbanayey sidii ay cadaalad ku heli lahayed sarkaalad ikraan Tahliil.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here