Xubnaha Midowga musharraxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyay Agaasimihii hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Dhanakale xubno mudiwga musharaxiinta ayaa sheegay in warqadda kaso baxday xafiiska madaxwaynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tahay mid lagu carqaladaynaayo caddaalad u raadinta qoyska marxuumad Ikraan Tahliil.
Halkaan Hoose Ka akhriso



