Midowga Musharaxiinta Oo Soo Dhaweyay Xilka Qaadista Fahad Yaasiin

0
Xubnaha Midowga musharraxiinta ayaa soo dhaweeyay go’aankii uu ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble shaqada kaga joojiyay Agaasimihii hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.
Dhanakale xubno mudiwga musharaxiinta ayaa   sheegay in warqadda kaso baxday xafiiska madaxwaynaha muddo xileedkiisu  dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo tahay mid lagu carqaladaynaayo caddaalad u raadinta qoyska marxuumad Ikraan Tahliil.
Halkaan Hoose Ka akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here