Guddoomiyaha gobolka hiiraan cali jeyte cusmaan ayaa waxa uu soo magacaabay afhayeen cusub oo uu yeelanayo maamulka gobolka hiiraan kadib markii uu dhawaan iscasilay afhayeenkii hore ee maamulka
Wareegto kasoo baxday xafiiska guddomiyaha gobolka hiiraan ayaa waxa liibaan cabdi fareey loogu magacaabay afhayeenka maamulka hirshabeele
Waxaana la faray in wixii haatan ka dambeeya uu guto waajibaadka loo igmaday
Halkaan Hoose ka akhriso


