Mid kamid Ah Wasiirada Cusub Ee Soomaaliland Oo Iscasilay

0

Wasiir ka mid ah wasiirada cusub ee khamiistii uusoo magacaabay madaxweynaha maamulka soomaaliland ayaa waxa lagu soo waramayaan in uu iscasilay

Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibadda xukuumada soomaaliland ayaa waxa la sheegay in waqadiisa iscasilaada uu ugudbiayay madaxweyne muusa biixi

Kadib markii la tilmamay in uu saluugay xilka loo magacaabay

Wasiirka xilka iskaga tagay ayaa waxa lagu magacaaba baashe cawil ,waxaana la sheegay in uu doonayay in loo magcaabo jago ka sareysa halka loo magacaabay

Madaxweynaha soomaaliland muusa biixi cabdi ayaa waxa uu dhamaadkii todobaadkii in dhaafay magacaabay golahiisa wasiirada cusub iyadoona kadib magacaabistaasi ay masuuliyiin badan cabasho ka keeneen kuwaasi oo qaarkood tabasho ka qabaan xilka loo magacabaay Halka kuwa kana aysanba liiska golaha wasiirada aysan kasoo muuqan islamarkaasna ay arintaas cabasho ka muujiyeen

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here