Akhriso:- Waqtiga Laqabanayo  Doorashada Xubnaha Aqalka Sare Ee Ka Harsan Koonfur Galbeed

0

Waxa saacado ka hor la shaaciyay Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Kaasi oo lagu cadeyay waqtiga rasmiga ah ee la qabnayo Doorashada lagu dhameystirayo xubnaha Aqalka sare ee ka mid noqonaya Aqalka sare

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Maamul Goboleed ayaa Soo Gudbinayay Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Qeybtii ku hadhsanayd

Waxaa ay shaaciyeen in waqtiga Jadwalka lagu balamay in lagu Doorashada Aqalka Sare Uu gabagabo yahay islamarkaasna la dadajinayo Doorashada Aqalka Sare

Jadwalka ka lasoo saaray waxa lagu sheegay in Doorashada Aqalka sare ee Koonfur Galbeed la qabanayo maalinta Axada ah 15 bisha

Halkaan Hoose Ka Akhriso Jadwalka Doorashada 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here