Doorashada Gudoonka Aqalka ee Gobolada Waqooyi  Oo Maanta Dhaceysa iyo Shuruudo Lagu Xiray

0

Qoraal war-gelin ah oo ka soo baxay guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa lagu shaaciyey in maanta oo Sabti ah 7-da Agoosto la qaban doono doorashada guddoonka guddiga maamulaya doorashada Somaliland.

Doorashada ayaa 11:00 AM  eev barqonimada maanta ka dhici doonta teendhada Afisyooni iyadoo lagu casuumay warbaahinta iyo daneeyayaasha

Doorashada Guddoonka Guddiga Maamulka doorashadda kuraasta labada aqal ee Somaliland waxa lagu qabanayaa Teendhada Afisiyoone , Sabti 10:00 Am, oo ku beegan 7-Aug-2021.
Waxa lagu casuumayaa Saxaafada, Hay-adaha Dawladda, Ururada Bulshada Rayidka, Gudiyada Doorashada iyo Beesha Caalamka,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay guddiga doorashada heer federaal

Qaarka mid ah xubnaha Guddoonka aqalka ayaa shaaciyay in aysan maanta ka qeyb galidoonin doorashada dhaceysa

Waxaana ay sheegeen in marka hore loo baahanayahay in khilaafaadka jira in lasoo xaliyo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here