<span;>Wasaarada Caafimaadka xukuumada faderaalka soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in saacadihii ugu dambeeyay ay sii kordhayaan dad uu soo ridanayo cudurka covid-19 oo dhawaan dalka kusoo laba kacleeyay.
<span;>Wasaarada ayaa waxa ay sheegtay in Tirada 24 saac ee ugu dambeeyay la baaray dad gaarayay 887 oo qof islamarkaasna cudurka si rasmi ah looga helay 29
<span;>Banadir: 17
<span;> Puntland: 11
<span;>Somaliland: 1
<span;>
<span;>o Lab: 18
<span;>o Dhedig: 11
<span;>o Bogsashada: 42
<span;>o Dhimasho: 6 (Banadir:2, Puntland:2, Jubbaland:1, Somaliland:1)
<span;>Tirada Guud ee Laga Helay: 15,323
<span;>Bogsashada Guud: 7,430
<span;>Dhimashada Guud: 804
Wasaarada Caafimaadka ayaa sidi caadada aheyd dadka ugu digtay khatarta cudurkaan waxa ay sheegtay in loo baahanayahaya in aan la yareeysan islamarkaasna dadku ay si aad uga feejignaadaan
<span;>Iyadoona wasaaradu ay ku celcelisay in laga digtoonaado cudurka oo haatan si ah dadka usoo ridanaya iyadoona isbitaal martiini loo asteeyay in dadka uu cudurku soo rito lagula tacaalayo

