Doorashada Aqalka Sare Ee Jubbaland Oo Maanta Ka Bilaabaneysa Kismaayo

0
  1. <span;>Waxaa maantay magaalada Kismaayo ee xarunta kml gaarka Jubbaland ka bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka barlamaanka soomaaliya ku matalaya maamulka jubbaland

    <span;>Amaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay iyadoona la arkay ciidamo ka duwan oo sugaya amaanka magaalada Kismaayo oo ay maantay ka dhaceyso Doorashadu

    <span;>Musharaxiinta utartamada Aqalka Sare jubbaland ayaa lagu soo waramayaan in haatan ay ku suganyihiin Hoolka ay doorashadu maanta ka dhaceyso
    <span;>Musharaxiinta ayaa marka hore jeedinaya qudbadooda kadib waxa xigidoona Doorashada laba xubood oo kamid ah Xubnaha Utartamaya ka mid noqoshada Aqalka Sare  ee barlamaanka soomaaliya

Xubno kor jooga yaal ah ayaa goobta ku sugan ay doorashadu ka dhacayso

Waxaana ay hubinayaan in si saxa loo qabtay doorashada iyo in kale

Xubnahaan ayaana ka kala socda Dowladda Faderaalka iyo Dowladaha dhinaca doorashada ka taageera soomaaliya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here