Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Magacaabay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka

0

Si loo hubiyo matalaadda haweenka ee goleyaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay guddi ka kooban 13 xubnood oo qaabilsan u ololeynta iyo xaqiijinta qoondada haweenka ugu yaraan 30% ee labada aqal ee BFS.

Halkaan Hoose Ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here