Madaxweynaha maamulka hirshabeele cali guudlaawe xuseen oo shalay tagay degmada cadale ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa waxa halkaasi ka bilaabay xalinta tabasho uga timid mid ka mid ah beelaha daga degmada cadale
Madaxaweynaha guud laawe ayaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo kala duwan la qaatay wax garadka iyo odayaasha dhaqanka beesha cabshada qabtay
Waxaana ay kawada hadleen dhibaatooyinka jira iyo arin ay u baahanyihiin in uu ka xaliyo madaxweyne cali guud laawe taasi oo ku saabsan arimaha saami qeyb siga doorashooyinka
Odayaasha Beesha iyo qeybaha bulshada ayaa waxa ayaa madaxweyna la wadaagay in kursi ay xa u leeyihiin la duudsiinayo oo lasiku dayayo in qiil qiil laga galiyo islamarkaasna ay u baahanayihiin in arintaan uu wax ka qabto madaxweynuhu
Gobolada dalka ayaa wax aka bilowday ololaha doorashada waxaana laisku garbinayaan arimaha kuraasta doorashooyinka oo si xoowli ah ku socota
Iyadoo arintaan ay cabasho ka keeneen beelaha qaar kuwaasi oo idankkoda aan kursigooda lagu qaadan

