Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi Ayaa waxa uu ka hadlay Arinta muranku Doorashadu ka taaganyahay Ee Gobolada Waqooyi iyo dadaalada uu wada raiisul wasaare rooble
War saxaafaded uu soo saaray Guddoomiye cabdi xaashi ayaa waxa uu ku sheegay in shaki weyn uu uga jiro in raiisul wasaare rooble uu dhaxdhaad ka yahay arimaha doorashada isagoo intaas ku daray in hada uu uga xaglinayo dhanka raiisul wasaare ku xigeenka dalka oo ay isku hayaan arinta gobolada waqooyi
Halkaan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka



