Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Sheegay In Raiisul Wasaare Rooble Uu Dhinac U Xaglinayo

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi Ayaa waxa uu ka hadlay Arinta muranku Doorashadu ka taaganyahay Ee Gobolada Waqooyi iyo dadaalada uu wada raiisul wasaare rooble

War saxaafaded uu soo saaray Guddoomiye cabdi xaashi ayaa waxa uu ku sheegay in shaki weyn uu uga jiro in raiisul wasaare rooble uu dhaxdhaad ka yahay arimaha doorashada isagoo intaas ku daray in hada uu uga xaglinayo dhanka raiisul wasaare ku xigeenka dalka oo ay isku hayaan arinta gobolada waqooyi

Halkaan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here