Wareegto kasoo baxday madaxtooyada maamulka hirshabeele ayaa waxa maamul cusub loogu magaacaabay degmada buulo burde ee gobolka hiiraan oo dhawaan maamulkeedii la kala diray
maalmo koob ayaa uu qilaaf xoogan ka taagnaa ainta xilka qaadis maamulka degmada ,waxaana jirtay in odayaasha dhaqanka degmadu ay ku kula qeyb sameen shaqa joojinta lagu sameeyay mamaulkii hore ee degmada
madaxweyne ku xigeenka hirshabeele ayaa horay shaqada uga joojiyay gudoomiyihii degmada iyo ku xigeenkiisa ,waxaana haatan uu soo magacaabay kuwa cusub


