Dowladdaha Soomaaliya Iyo Koonfurta Suudaan Oo Isdhaafsaday Safiiro Cusub

0

Madaxweynaha Dawladda South Sudan Salva Kiir Mayardit ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga guddoomay safiirka cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhin doona dalka South Sudan Eng Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey.

Labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyo Horumarinta ganacsiga ee labada dal.

soomaaliya iyo koonfurta suudan ayaa lahaa xiriir soo jireen kaas oo muddo hakad galay ,waxaana haatan si loo dardargaliyo xiriirkaasi ay labada dowladood qaadeen talaabo lagu soo celinayo xiriirka labada dowladood

koonfurta suudaan ayaa waxa la dagay dagaalada sokeeye waxaana taasi ay kala mitahay soomaaliya oo 30 sano ay ragaadiyeen dagaalo sokeeye

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here