Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xalay kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland isagoo ku booriyay in ay howsha doorashada u maamulaan si hufan oo caddaalad iyo daahfurnaan leh.
Guddiga Doorashooyinka maamulka jubbaland ayaa waxa uyaal howlaha ugu adag ee dhanka doorashada maadaama maamulka jubbaland uu u kala jabanyahay laba dhinac
Dhanakle Madaxweynaha Mamaulka jubbaland ayaa xalay ka qeyb galay kulan ay lahaayeen guddiga golaha amniga jubbland iyadoona kulankaan loo hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalada amni ee ka jira deegaanada maamulakaasi
warqad qoraal ah oo kasoo baxaday xafiiska maamulka jubbaland ayaa lagu faahfaahiyay waxa uu daarnaa kulankiui xalay ee guddiga golaha amniga jubbaland


